Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele oo 4 Bilood Dhaawac Muruqa La Fadhin Doonaa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele oo 4 Bilood Dhaawac Muruqa La Fadhin Doonaa (dhegayso)

Kooxda Barcelona ayaa warbixin kasoo saartay xaaladda caafimaad ee Ousmane Dembele kaas oo dhaawac looga saaray kulankii ay guusha ka gaareen kooxda Getafe. Dembele oo 4 bilood dhaawacaas la fadhin doona ayaa waxaa lagu qali doonaa Finland, waxaana qaabilaya Datoor Sakari Orava oo ku takhasusa dhaawaca muruqyada.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, asbuucii shanaad ayaa la ciyaaray waxaana hada hoggaanka horyaalka la wareegay labada kooxdood ee Manchester City iyo United halkii laga sugayay in uu horyaalku London gacanta u galo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com