Site icon Radio Daljir

Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha EUROPA LEAGUE (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa biloowday ciyaaraha koobka Europa League oo ah koobka labaad ee qaarada Yurub loogu daawasho badan yahay.

Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Borussia Dortmud ayaa sheegay in uu kalsooni badan ku qabo in ciyaaryahan Marco Reus uu sii joogi doono kooxda illaa iyo dhammaadka qandaraaskiisa.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e945a6040100b747b73089/Ugooni+ah+webka+radio+daljir_20_oct_2017.mp3?_=1

        

  

  

Exit mobile version