Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya oo gaaray degmadda Afmadow (Sawiro)

HomeWararka

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaaliya oo gaaray degmadda Afmadow (Sawiro)

Wafdi ka kooban Xildhibaano iyo gudigga madaxa bannana ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubadda

Madaxwaynaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dastuurka
Baarlamaanka Soomaaliya oo u codeeyay in la aado doorasho qof iyo cod ah
Jigjiga University oo caawa muddaharaadyo rabshado wata ay gilgileen

Wafdi ka kooban Xildhibaano iyo gudigga madaxa bannana ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose.

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo kamid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Guddoomiyaha Gudigga Doorashooyinka Jubbaland Xamse Cabdi Barre iyo Xildhibaan Sahra Dable oo kamid ah golaha wakiilada Jubbaland ayaa qayb ka ah wafdiga iyo xubno kale oo ka tirsan gudiga doorashooyinka.

Madaxdaan ayaa degmada Afmadow u tegay sidii loo dardar gelin lahaa dhismaha golaha deegaanka iyo horumarinta arrimaha bulshada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: