Jigjiga University oo caawa muddaharaadyo rabshado wata ay gilgileen

Jigjiga University oo caawa muddaharaadyo rabshado wata ay gilgileen

Jaamacada jigjiga (Jijiga University) waxaa caawa ka socda rabshado aad u ballaadhan oo ay abaabuleen ardayda Jaamacaddu. Ardeyda ayaa ka cabanaya biyo la’aan baahsan iyo maamul xumo ragaadisay shaqooyinkii kala duwanaa ee Jaamacadda.

Biyo la’aanta ayaan aheyn mid u gooni ah Jaamacadda Jigjiga iyo ardeyda ee waa mid ku baahsan deegaanka oo dhan ayna ugu horreyso magaalada Jigjiga.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com