Baarlamaanka Soomaaliya oo u codeeyay in la aado doorasho qof iyo cod ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federalka ayaa u codeeyay in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah taasoo muddo labo sano gudahood ah lagu qabto.

Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cod geliyay sharcigan doorshada, waxana uu sheegay in muddo 7-bil ah oo ka bilaabaneysay 1-ka November 2020 Ku siman 8-da Febaraayo 2021 xubnaha heshiiska 17-kii September 2020 galay ay dayaceen fursad lagu hirgelin karay Doorashooyinka sida uu hadalka u dhigay.

Sharcigan waxaa ogolaaday 149-Mudane, waxaa ka aamusay 1-Xildhibaan halka ay diidaan 3-kale sida uu ku dhawaaqay Natiijada guddoomiye Mursal.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Baarlamaanka Soomaaliya oo u codeeyay in la aado doorasho qof iyo cod ah”

  1. Lamayaqaan

    waa guul iyo natiijo wanaagsan oo u soo hoyatay umada soomaaaliyeed

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com