Xildhibaanada Cusub ee Koonfur galbeed oo laga horyimid

HomeWararka

Xildhibaanada Cusub ee Koonfur galbeed oo laga horyimid

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Shir looga soo horjeeday Xildhibaanada cusub ee maamulk

Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Soomaaliya oo dadaal ugu jirta ku biirista dalalka ku mideysan Dallada Bulshada Bariga
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha.+Sawirro

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Shir looga soo horjeeday Xildhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan lagu dhawaaqay.

Wasiiradda iyo Xildhibaanada Shirka yeeshay oo kasoo jeedda degaanada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa si cad uga soo horjeestay Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed oo ay sheegeen in kaliyah laga siiyay 9 Mudane.

Wasiirada Shirka ka qeyb galay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Boostadda iyo isgaarsiinta Eng Canshuur, Wasiirka ganacsiga Cabdullaahi Cali Xasan iyo Wasiir ku xigeeno ka tirsan Xukuumadda Kheyre.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye uu ka baaqday Shirka, islamarkaana Xildhibaanada iyo Wasiiradda ay doonaayeen in ay su’aallo ka weydiyaan Saluuga ku aadan xulitaanka Xildhibaanada Koonfur Galbeed.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: