Ra’iisul Wasaare Kheyre oo farriin u direy Ganacsatada Soomaaliyeed

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo farriin u direy Ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan ganacsatada Soomaaliyeed kula yeeshay xafiiskiisa. Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb gal

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xeer isbedel lagu sameeyay
Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
BADBAADO: Halista COVID ee maanta & (Taxanaha 5aad | daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan ganacsatada Soomaaliyeed kula yeeshay xafiiskiisa.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ganacsatadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale qeyb ka ahaa Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay inaysan wax saameyn ah ku yeelan maciishadda tallaabooyinka looga hortagayo faafidda caabuq.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ka codsaday ganacsatadda Soomaaliyeed in aysan ka faaidin dhibaatada bulshadda heysta.

Kheyre ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay diyaar garow ugu jirto ka hor-tagga saameynta dhaqaale ee uu cudurka Caronavirus keeni karo, isaggoo Ganacsatada ugu baaqay inay waajib iska saaraan daryeelka Bulshadda.

Maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho waxaa sare u kacay qalabka la iska difaaco Cudurka Corona Virus ee Afka lagu xirto ka dib markii Kiiskii ugu horreeyay laga helay Soomaaliya.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: