Xildhibaan Xaraf oo Daljir uga waramay safarkiisa gobolka Mudug iyo waxa uu daaranyahay (daawo)

Xildhibaan Xaraf oo Daljir uga waramay safarkiisa gobolka Mudug iyo waxa uu daaranyahay  (daawo)

Xildhiban Maxamed Axmed Cabdi Xaraf oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntlan ayaa Radio Daljir uga Warbixiye Safar Shaqo oo uu ku marayay maalmahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

waxa uu sidookale Xildhibaanka uu ka hadlay waxa u qabsoomay golaha wakiilada Puntland mudadii ay jireen.

wariye Xuseen Madar ayuu uwaramay.

Xildhibaan Xaraf

Xildhiban Maxamed Axmed Cabdi Xaraf oo katirsan baarlamaanka Puntland ayaa Daljir uga waramay safarkiisii gobolka Mudug oo waxa uu kala soo kulmay.

Posted by Radio Daljir on Saturday, December 7, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com