Magaalada Hurdiya ee degmada Xaafuun oo Badweyn isku badashay (daawo)

HomeWararka

Magaalada Hurdiya ee degmada Xaafuun oo Badweyn isku badashay (daawo)

Xaalada Hurdiya Magaalada Hurdiye ee degmada Xaafuun ayaa 24 maalmood waxa ay ku jirtaa go'doon kadib markii halkaasi ay ka da'een roobab dabaylo wata.Ayaanle Maxamed Muuse oo kamid ah guddiga Odayaasha magaalada Hurdiya ee degmada Xaafuun ayaa arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal. Posted by Radio Daljir on Saturday, December 7, 2019

Khayre oo Qaabilay Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay u Qaabishan Caruurta Iyo Xasarada Hubeysan
Trump oo ku hanjabay in uu weerar ku qaadi doono Iiraan
Hay’adda Cafimaadka Aduunka oo ka digtay khatarta COVID-19

Xaalada Hurdiya

Magaalada Hurdiye ee degmada Xaafuun ayaa 24 maalmood waxa ay ku jirtaa go'doon kadib markii halkaasi ay ka da'een roobab dabaylo wata.Ayaanle Maxamed Muuse oo kamid ah guddiga Odayaasha magaalada Hurdiya ee degmada Xaafuun ayaa arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal.

Posted by Radio Daljir on Saturday, December 7, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: