Waa sidee xaalada gobolka Gardafuu oo horay go’doon ugujiray (dhegayso)

HomeWararka

Waa sidee xaalada gobolka Gardafuu oo horay go’doon ugujiray (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gardafuu ayaa shegaya in halkaasi ay ka’daeen roobab xoogan 24kii saac ee la soo dhaafay. Gudoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab oo ku sugan Caluula ayaa ka warbixiyey deegaanada gobolka ee Roobku sameeyey wariye Xaawo Axmed ayaa waraysatay. Dhegayso.

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha.+Sawirro

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gardafuu ayaa shegaya in halkaasi ay ka’daeen roobab xoogan 24kii saac ee la soo dhaafay.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab oo ku sugan Caluula ayaa ka warbixiyey deegaanada gobolka ee Roobku sameeyey wariye Xaawo Axmed ayaa waraysatay.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: