Xildhibaan Jibriil Abdirashiid oo katirsan baarlamaanka JFS, ayaa lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay

HomeWararka

Xildhibaan Jibriil Abdirashiid oo katirsan baarlamaanka JFS, ayaa lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo bam gacmeed lagu tuurey gurigga uu muqdisho ka deganyahay Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Hajji oo katirsan

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Trump oo kordhiyay xayiraada socdaalka
GAROOWE: Dhakhtarad ajnabi ah oo la yiri “dabaq bay iska soo tuurtay”

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo bam gacmeed lagu tuurey gurigga uu muqdisho ka deganyahay Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Hajji oo katirsan baarlamaanka JFS, kaa oo laga soo doortey degmada ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Ilo-xogogaal Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Hajji oo ah mudane ka tirsan Gollaha shacabka waxba kama aysan soo gaarin dhacdadaan ah bam gacmeedka lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay, lakiin waxaa naloo xaqiijiyay in ilaaladiisa ay soo gaarewn dhaawacyo yar yar.

Guriga uu degan yahay Xildhibaan jibriil Abdirashiid haaji ayaa kuyaala xaafada taleex degmada hodan ee magaalada muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: