Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay

HomeWararka

Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay

Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha

Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Munaasibada xilwareejinta Agaasimaha cusub ee Wasaarada Waxbarashada
Boosaaso & Dayaca haaysta Kaluumaystadda Gobalka Bari

Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madowe..

Kulanka Maanta ayaa waxaa xaadiray 150 Xildhibaan, sida uu sheegay Guddoomiyaha, waxaana Ajandaha uu yahay dhameystirka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka

Xildhibaannada ayaa dood adag ka yeelanaya xeer hoosaadka KMG ah ee Golaha uu ku Shaqeyn doono kal-fadhiyada soo socda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: