Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobodaareed iyo Cabdi Jamaal oo ku tartamaya wareega 2aad

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoobodaareed iyo Cabdi Jamaal oo ku tartamaya wareega 2aad

Doorashada guddoonka baarlamaanka ayaa waxaa wareegii koowaad hogaaminayay

Cabdixakii Dhoobo 37 cod

Cabdi Jamaal 15

Cabdiraxmaan Jibriil 9 cod

Cabdirashiid Jibriil 5 cod.

Codaynta wareegga labaad ayaa socota oo ay usoo gudbeen xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo daareed iyo xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com