Wacaal darey ah : Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loo gudbay iyo Musharaxiin ku haray wareegi koowaad

Wacaal darey ah : Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loo gudbay iyo Musharaxiin ku haray wareegi koowaad

Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamaanka soo gaba gabeeyay  tirinta codadkii ay dhiibteen  Xildhibaanada  Puntland.

Doorashada Gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa  ayaa waxaa u tartamayay ilaa iyo Afar Musharax oo kala ahaa:

1-Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed

2-Cabdiraxmaan Cali Jibriil.
3-Cabdijamaal Cismaan Maxamed.
4-Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Musharaxiinta ayaa codadkii la tiriyay waxa ay kula heleen sidan :

1-Cabdixakiin Maxamed Axmed ayaa helay codad gaaraya 37  Cabdijamaal Cismaan Maxamed waxa uu helay 15 cod Cabdirashiid Yuusuf Jibriil waxa uu helay 5 cod  ,halka Cabdiraxmaan Cali Jibriil uu helay  9 cod .

Waxaa sidaasi isgu soo haray wareega 2-aad C/xakiin Maxamed Axmed iyo Cabdi Jamaal .

Daljir kala soco wararka doorashada Puntland .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com