Tirinta Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo socota

Tirinta Wareegii labaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo socota

Wareega labaad ee dooshada Gudoomiayah Baarlamaanka Puntland ayaa la soo gaba gabeeyay , waxaana isgugu soo haray ilaa iyo 2 Musharax oo kala ah :

Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) iyo C/xakiin Dhoobo oo haysta 37 cod iyo cabdi Jamaal oo haysta 15 cod .

Lasoco natiijada .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com