Xarumaha Ganacsiga Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran (dhegayso)

HomeWararka

Xarumaha Ganacsiga Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran (dhegayso)

Waxaa maalintii labaad xiran xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso kadib markii maalinimadii shalay ganacsatada magaalada Boosaaso ay ka biyo diide

ARDAA: Xalqadii 26aad ee Taxanayaasha ARDAA
Madaxweyne Waare oo ka hadlay geerida Wasiir ka tirsan Xukumadiisa
Carruur ku geeriyootay fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeelle

Waxaa maalintii labaad xiran xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso kadib markii maalinimadii shalay ganacsatada magaalada Boosaaso ay ka biyo diideen canshuur kooban oo ay dowladda Puntland ku soo rogtey dadka kiraalayaasha ah.

Caaqil Salaal Cabdalle Faarax oo ka mid ah cuqaasha ku nool Bosaso ayaa ka mid ah dadka arrinkan ka hadlay ee dowladda farriinta u diray , Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • maxamed amiin somali 7 years ago

    waa arin lala yaabo siyaasiyiinta puntland waa inay ka hadashaa arinkaan canshuurta shacabka aan waxloogu qabanayn waa in laga yareeyaa hadii lagu badinayona waa in wax muuqda loogu qabtaa

DISQUS: