Xarumaha Ganacsiga Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran (dhegayso)

Xarumaha Ganacsiga Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran (dhegayso)

Waxaa maalintii labaad xiran xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso kadib markii maalinimadii shalay ganacsatada magaalada Boosaaso ay ka biyo diideen canshuur kooban oo ay dowladda Puntland ku soo rogtey dadka kiraalayaasha ah.

Caaqil Salaal Cabdalle Faarax oo ka mid ah cuqaasha ku nool Bosaso ayaa ka mid ah dadka arrinkan ka hadlay ee dowladda farriinta u diray , Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • maxamed amiin somali 7 years ago

    waa arin lala yaabo siyaasiyiinta puntland waa inay ka hadashaa arinkaan canshuurta shacabka aan waxloogu qabanayn waa in laga yareeyaa hadii lagu badinayona waa in wax muuqda loogu qabtaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com