Bogaadinta Aqoonyahanka iyo Horumarka Kaabayaasha Dhaqaalaha Puntland (dhegayso)

Bogaadinta Aqoonyahanka iyo Horumarka Kaabayaasha Dhaqaalaha Puntland (dhegayso)

Aqooyahan Bashiir Cabdi Xabeeb oo ka mid ah aqooyahanka reer Puntland ayaa ka hadlay horumarada dhinaca kaabayaasha dhaqaalaha ha ee ay ku tilaabsatay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland iyo magalooyin kale oo Puntland ah oo mashaariicda kaabayaasha dhaqaaluhu ay meel wanaagsan marayaan .

Khadka taleefoonka ayuu ugu waramayaa Xaawo Axmed Maxamed oo ka tirsan Bahda Daljir Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com