Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland oo ka jawaabay  cabashada sideedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday (daawo)

HomeWararka

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland oo ka jawaabay cabashada sideedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday (daawo)

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland ayaa maanta Jawaab celin iyo talo bixin sharciba kabixiyay xasaanad ka qaadistii lagu sameeyay siddeedi

Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)
Jubaland oo xukun dil ah ku fulisay sadex askari oo midkood horay uu udilay xaaskiisa
Golaha Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh xarunta golaha ee Muqdisho

Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland ayaa maanta Jawaab celin iyo talo bixin sharciba kabixiyay xasaanad ka qaadistii lagu sameeyay siddeedii Xildhibaan ee katirsanaa baarlamaanka Puntland.
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland waxa uu sheegay in Xasaanad ka qaadista Xildhibaanadaasi ahayn mid wado sax ah loo maray.

Xasan Heykal ayaa soo Akhriyay oo soo jeedinaya Warsaxaafadeedka Xafaaska kasoo baxay maanta.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: