Waxgaradka Jubbaland oo soo dhaweyeey Beelo heshiis ku gaaray Kismaayo (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Jubbaland oo soo dhaweyeey Beelo heshiis ku gaaray Kismaayo (dhegayso)

Imaam Rashiid Guure oo kamid ah waxgaradka Jubbaland ayaa faahfaahin kabixiyeey Heshiis marki sadexaad la dhax dhigay beelo dhawaaan ku dagalamay galb

Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)
Dowladda Suudan oo Lacag Cusub usoo saartay Somaaliya
Xaalada Buulo-Burde oo degan iyo wasiirka arimaha gudaha Hir-shabeele oo ku wajahan (daawo)

Imaam Rashiid Guure oo kamid ah waxgaradka Jubbaland ayaa faahfaahin kabixiyeey Heshiis marki sadexaad la dhax dhigay beelo dhawaaan ku dagalamay galbeedka Kismaayo.

Wuxuu sheegay inay tahay markii sadexaad oo heshiis la dhex dhigo beelahan dhawanahan ku dagalamayeey galbeedka magaaladda kismaayo,isla markaana uu rajaynayo inuu heshiiskan noqdo mid dhaqan gala.

Hodan Sulub oo ku sugan Xarunta Daljir Gaalkacyo ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: