Xaalada Buulo-Burde oo degan iyo wasiirka arimaha gudaha Hir-shabeele oo ku wajahan (daawo)

Xaalada Buulo-Burde oo degan iyo  wasiirka arimaha gudaha Hir-shabeele oo ku wajahan (daawo)

Iyada oo maalmihii lasoo dhaafay ay xiisad dhinaca maamulka ah ka jirtay magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan kadib markii xilkaqaadis lagu sameeyay maamulki hore ee Buulo-Burde ayaa xiisadaasi waxaa ku dhintay hal qof iyo daawaca labo qof oo kalde.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay wixii ka dhacay Buulo-Burde ee ahaa banaanbaxa rabshadaha watay ee sababay dhimasha halka ruux iyo dhaawaca labada kale.

Hadaba sida ay wax udhaceen waxa aan ka waraysanay guddoomiyihii hore ee Buulo-Burde CVabdi Daahir Guure.

Daawo.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com