Maamulka gobalka Cayn oo dadaal ku bixinaya ka hortaga Cudurka Covid19 (dhegayso)

Maamulka gobalka Cayn oo dadaal ku bixinaya ka hortaga Cudurka Covid19 (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Cayn Guuleed Maxamed Nuux oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey Wacyigalino ay ka wadaan gobalka Cayn iyo sidi shacabka logu fahansin lahaa khatarta Cudurka halista ah ee Caronavirus.

Guleed ayaa sheegay inay shacabka uga digayaan khatarta uu leeyahay cudurkaas,wuxuna u waramay Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo Garoowe ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com