Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Xaaladda Qardho iyo Baardheere (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Xaaladda Qardho iyo Baardheere (dhegayso)

Waxgaradka Jubbaland ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladda qardho oo dhawaan biyo ku fataheen,iyado dad ku dhinteen hanti farabadana ku burburtay. Ima

Midowga Afrika oo go’aan adag ka gaaray Maamulka Milatariga Sudan
XULASHADA DALJIR & DEEQO LADAN BOOSAASO (DHAGEYSO)
Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Waxgaradka Jubbaland ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladda qardho oo dhawaan biyo ku fataheen,iyado dad ku dhinteen hanti farabadana ku burburtay.

Imaam rashiid Guura oo kamid ah Odayaasha Jubbaland oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qardho.

Sido kale wuxuu ka hadlay Fatahaadaha ka dhacay degmadda Baardheere ee Gobalka Gedo oo samayn ku yesheen robaabki dhawaan ka da’ay halkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: