Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Puntland oo ka digtay robaab dabaylo wata (dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Puntland oo ka digtay robaab dabaylo wata (dhegayso)

Cabdullaahi Cabdiraxmaan Cayrow Agaasimaha Hayada HADMA oo Warbaahinta Garoowe ku la hadlay ayaa sheegay in 1 ilaa 5 Bisha May ay guud ahaan sagaalka gobol ee Puntland laga saadaalinayo roobab dabaylo wata.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Kampala gaaray, Tababarna usoo xiray Ciidan!
Howlgal dad lagu xiriray oo maanta ka dhacay degmada Burtinle
AFKAARTA SHACABKA BOSAASO & Dadaalka Issimadda SSC-khaatumo ee Xaladda Garoowe

Cabdullaahi Cabdiraxmaan Cayrow Agaasimaha Hayada HADMA oo Warbaahinta Garoowe ku la hadlay ayaa sheegay in 1 ilaa 5 Bisha May ay guud ahaan sagaalka gobol ee Puntland laga saadaalinayo roobab dabaylo wata.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: