Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Shirka Muqdisho & khilaafka taagan (dhegayso)

Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Shirka Muqdisho & khilaafka taagan (dhegayso)

Imaam Rashiid oo kamid ah waxgaradka Jubbaland ayaa ka hadlay shirirka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Arrimaha doorashooyinka dalka.

Imaam Rashiid oo Waraysi siyeey Radio Dalir ayaa sheegay inay soo dhaweynayan shir kasta oo xal loogu raadinayo Arrimaha doorashooyinka dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com