Waxbarasho La’aan & Shaqo La’aan: Tirada Ardeyda Waxbarasho Seegga ah oo Korortay (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Waxbarasho La’aan & Shaqo La’aan: Tirada Ardeyda Waxbarasho Seegga ah oo Korortay (dhegayso)

Goobaha waxbarashada deegaannada Soomaalida ayaa waxaa laga dareemay in uu soo badanayo sannad kasta ardeyda siyaabo kaladuwan uga taga waxbarashada,

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 15aad)
Ayanle Blakchai – “Second Class”: Hees “Dabaqadda 2aad” – Abwaan Ayaanle Blakchai (Minneapolis, USA)
Bayaanka Nadwada 15aad Boosaaso: Ka Digtoonaada Baadinimada iyo Kufriga

Goobaha waxbarashada deegaannada Soomaalida ayaa waxaa laga dareemay in uu soo badanayo sannad kasta ardeyda siyaabo kaladuwan uga taga waxbarashada, kuwaas oo camal la’aan la dhooban magaalooyinka, halka qaarkood ayba isaga yaaceen oo tahriib u yaaceen.

Saboolnimada, caddaalad-daradda, iyo colaadaha joogtada noqday ayaa qayb weyn ka ah waxbarasho-seegga iyo waliba mushaar la’aanta macalimiinta.

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay sababaha kallifa in sannad kasta arday badani ay waxbarashada ka tagaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: