Guddigga Dowladda oo Gaaray Bariire iyo Odayaasha Dadka laga Layeey oo Daljir u Warramay (dhegayso)

Guddigii Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya u magacawday in ay soo baaraan dhacdadii Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa ay gaareen degaankaasi. Guddiga waxaa Guddoomiye u ah Wasiirka Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow.

Cali Cismaan oo Kamid ah Odayaasha Beeraha ku leh Bariire, weeraarkaasna uu kaga dhintay wiil ayaa Radio Daljir u sheegay inay wafdigu ay yimaadeen, ayna geyeen goobtii shacabka lagu xasuuqay.

Cali Cismaan oo kamid ahaa odayaashii weerarka ka badbaaday waxa uu u warrmay Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com