Wasiirka waxbarashada DFS oo faahfaahiyeey qabku u dhacayo imtaxanadka shahaadiga ah (Akhriso)

HomeWararka

Wasiirka waxbarashada DFS oo faahfaahiyeey qabku u dhacayo imtaxanadka shahaadiga ah (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanada kala duw

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Madaxweyne Al-Bashiir Oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha Iyo Maal-gaashiga
Kenya oo sheegtay in uu dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda Soomaaliya,Kenya iyo Ethiopia
Xulashada Daljir & Deeqo Ladan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanada kala duwan ee dalka gaar ahaan kuwo dugsiyadda dhexe iyo Sare.

Wasiirka ayaa sheegay in ka dib markii Wadatashiyo kala duwan ay la qaateen qeybaha kala duwan bulshadda in ay isku raaceen in 11 bishaan la qaado Imtixaanka dugsiyadda Dhexe halka dugsiyadda Sare la qaado 18 Bishaan.

Waxaa sidoo kale la kordhiyay dhammaan xarumaha kala duwan imtixaanka lagu galaayo si looga hortaggo Cudurka Corona Virus.

Waxaa sidoo kale 15 Bisha Agoosto dib loo furi doona Iskuullada halka Jaamacaddaha la furi doono 5 Bisha Sebtamber.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: