Garabka dhalinyarada Xisbiga Yool Qaran oo ka hadlay Maqaamka & Matalada Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Garabka dhalinyarada Xisbiga Yool Qaran oo ka hadlay Maqaamka & Matalada Muqdisho (dhegayso)

Xoghaya garabka dhalinyarada ee Xisbiga Yool Qaran Cali Amiin Maxamed oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay xalaada dalka iyo dooras

Wacaal daray ah: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Cusub
Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xoghaya garabka dhalinyarada ee Xisbiga Yool Qaran Cali Amiin Maxamed oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay xalaada dalka iyo doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Cali ayaa marka hore ka hadlay hadalki xaliimo yarey ee dib u dhaca doorasho qof iyo cod ah iyo qaabkay ku dhici karto,isago soo dhaweyeey dalka inay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.

Maqaamka Muqdisho iyo inay matalaad dhab ah hesho Muqdisho ayuu sido kale Cali ka hadlay,isago sheegay inay so dhaweynayaan inay muqdisho matalaad hesho balse lo bahanyahay inay qaab sharci ah wax walba ku dhacaan.

Maxamed Lakiman ayuu u waramay isago ku sugan dalka Bakistan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: