Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay kiis kufsi ah oo ka dhacay Afgooye (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay kiis kufsi ah oo ka dhacay Afgooye (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.

Maareeye ayaa ficilkaas ku tilmaamay in uu geystay Qof wax magarad ah oo aan damiir Soomaaliyeed lahayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com