Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay kiis kufsi ah oo ka dhacay Afgooye (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta DFS oo ka hadlay kiis kufsi ah oo ka dhacay Afgooye (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose. Maareeye ayaa ficilkaas ku tilmaamay in uu geystay Qof wax magarad ah oo aan damiir Soomaaliyeed lahayn.

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland Juxa oo xilka la wareegay
Wiil 8 bilood jir ah oo ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.

Maareeye ayaa ficilkaas ku tilmaamay in uu geystay Qof wax magarad ah oo aan damiir Soomaaliyeed lahayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: