Wasiirka Maaliyadda DFS oo la kulmay Madax ka tirsan Uk_Aid

Wasiirka Maaliyadda DFS oo la kulmay Madax ka tirsan Uk_Aid

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda somaaliya ayaa maanta Kulan kula qaatay Muqdisho Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika Ms Jane Edmondson.

“Waxaan maanta kulan la yeeshay Ms Jane Edmondson oo ah Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ‘Waaxda Hormarinta Caalamiga ah ee Uk_Aid, Waxaan ka wada hadalnay doorkooda ku aadan horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com