Wasiirka Ganacsiga Puntland oo booqday Ciidamadda Jida hore ee Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo booqday Ciidamadda Jida hore ee Tukaraq (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi indhaguran iyo wafsi uu hogaaminanayay oo gaaray jiida horre ee Tukaraq ayaa Digniin c

Barbaarinta Carruurta iyo Madarasada Daaru-culuum Qardho (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi indhaguran iyo wafsi uu hogaaminanayay oo gaaray jiida horre ee Tukaraq ayaa Digniin culus u jeediyaay Maamulka Somaliland isagoo booqday lana hadlay Ciidamadda Difaaca Puntland ee jooga Jiida horre ee Tukaraq.

Indhaguran ayaa sheegay in dharbaxo kulul lagu dhufan doono Maamulka Somaliland ee kuso duulay dhulka Barakaysan ee Puntland,isago sheegay in cashar adag loo dhigi doono Maleeshiyaadka Hargeysa waa sida uu sheegaye.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUurkanederland 6 years ago

    KHAAF RABBAK.
    DAGAALKAS KII KU DHINTA WAA EHLU NAAR.
    KII TAAGEERANA WAA LA MID.

DISQUS: