Site icon Radio Daljir

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo booqday Ciidamadda Jida hore ee Tukaraq (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi indhaguran iyo wafsi uu hogaaminanayay oo gaaray jiida horre ee Tukaraq ayaa Digniin culus u jeediyaay Maamulka Somaliland isagoo booqday lana hadlay Ciidamadda Difaaca Puntland ee jooga Jiida horre ee Tukaraq.

Indhaguran ayaa sheegay in dharbaxo kulul lagu dhufan doono Maamulka Somaliland ee kuso duulay dhulka Barakaysan ee Puntland,isago sheegay in cashar adag loo dhigi doono Maleeshiyaadka Hargeysa waa sida uu sheegaye.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b1d75fb0501005e9bfcf723/indhaguran.mp3?_=1
Exit mobile version