Dhalinyaradda Somaliyeed iyo Shaqo la’aanta Haysata (dhegayso)

Dhalinyaradda Somaliyeed ee dalka ku sugan kana baxay Jaamacadaha ayaa guddaha Dalkooda Hooyo ku haysta shaqo la’aan baahsan ,waxaana inta baddan ay ku kalifta dhalintu inay ka tahriiban dalkooda hooyo una socdaalan Qaradda Yusub.

Hadaba Radio Daljir ayaa kadiyaarisay Warbixin shaqo la’aanta haysta Dhalinyarada Somaliyeed ee ku sugan guddaha Dalka.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso diyaarisay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com