Wasiir Horre Dirir “ Dagaalka Lascanood wuu dhaafaya Puntland ilaa Burco tagaysaa” (dhegayso)

Wasiirkii Hore ee Wasaarada Qorsheynta iyo xirirka Caalamiga ah ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayaay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Puntland ayaa si adag uga hadlay dagaalka Tukaraq iyo Xaaladda Magaaladda laascanood.

Dirir ayaa sheegay in Puntland dagaal adag qaadi doonto isla markaana dagaalka uusan ku ekayn oo kaliyaha xoreynta Magaaladda laascanood balse Ciidamadda Difaaca Dowladda Puntland ay tagi donaan Magaaladda Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer.

Wasiir hore Maxamuud Caydiid ayaa ugu baaqay shacabka Gobalka Sool inay tageeran Ciidamadda Difaaca Puntland,isla markana garab istaagan mar walba.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com