Wasiirka Gaashandhiga Kenya oo Muqdisho tagay

Wasiirka Gaashandhiga Kenya oo Muqdisho tagay

Waasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle.

Wasiir Ducaale ayaa u yimid Muqdisho ka qeyb galka xafladda furitaanka Akademiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta dhexe ee Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com