Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha DFS oo Muqdisho gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha DFS oo Muqdisho gaaray (dhegayso)

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha ee DFS Cabdi Maxamed Zabriye ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Wasiirka ayaa

WARKA FIIDNIMO | MAXAMED IBRAAHIM GEELLE | DALJIR GAROWE
Dowladda Faderaalka oo aan haysan dhaqaale lagu soo daabaco lacagta cusub (dhegayso)
Hub sharci darro ah oo lagu qabtay Addis Ababa (Sawiro)

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha ee DFS Cabdi Maxamed Zabriye ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

Wasiirka ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirada Warfaafinta Injineer Yariisow iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo masuuliyiinkale .

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo qaar kamid ah waxgaradkii ka qayb qaatay soo dhawaynta Wasiirka Cusub ayaa ugu horeen madasha ka hadlay .

Gaba gabadii Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha ee DFS Cabdi Maxamed Zabriye oo kulankii soo dhawaynta ka hadlay ayaa shacabka kacodsaday in lala shaqeeyo maadaama uu qaadau Mas,uuliyad culus

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: