Dowladda Faderaalka oo aan haysan dhaqaale lagu soo daabaco lacagta cusub (dhegayso)

Dowladda Faderaalka oo aan haysan dhaqaale lagu soo daabaco lacagta cusub (dhegayso)

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa sheegay inay dowladda haysan wax dhaqaalle ah oo lagu soo daabaco lacagta cusub ee ay sheegtay inay u samaynayso dalka.

Wasiirka ayaa sheegay marxaladda koowaad inay tahay in lasoo daabaco qayb lacagta ka mid ah kadib kulan ay la yeesheen Bankiga Adduunka iyo hay’adda lacagta ee IMF, waxaana uu sheegay inay codsanayaan lacagtaasi in wajigiisa koobaad loo daabaco oo dhaqaalihii lagu daabici lahaa laga baxsho dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com