Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ” Wallaahi, billaahi, tollaahi dagaal wuxuu dhacayaa, haddii aysan Somaliland bixin”  (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ” Wallaahi, billaahi, tollaahi dagaal wuxuu dhacayaa, haddii aysan Somaliland bixin” (dhegayso)

Puntland tan iyo markii maamulka Somaliland ay qabsatay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,waxaa Guddigeeda difaaca warbaahinta u shegayeen maalinba ma

Ciidanka Difaaca Puntland oo Kor Kala Socda Dhaqaaqa Daacish Kadib Duqayntii Caluula
Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono
Madaxweyne Deni iyo su’aalihii Bahda Daljir ay weydiiyeen (daawo)

Puntland tan iyo markii maamulka Somaliland ay qabsatay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,waxaa Guddigeeda difaaca warbaahinta u shegayeen maalinba maalinta kadambeysa in la xoreynayo gobalka sool ,iyado la bilaabay durba wixii xiligaa kadambeyaay Barnaamij dhaqaale lagu aruurinayo ciidanka Difaaca Puntland.

Guddiga difaaca Puntland oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inaysan waxba kajirin wararka la faafinayo ee ku aadan in Puntland iyo Somaliland Heshiisyo hordhac ah gareen,taas oo garwadeen katahay Qaramada midoobey.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Puntland C/laahi Cali Xirsi ayaa sheegay inay dhaar ku marayaan in uu dhacayo dagaal waliba si deg deg ah ,kaas oo lagu xoreynayo Gobalka Sool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: