Maamulka degmadda Balanballe ayaa Saraakiil ka socotay Itoobiyaha ku wareejiyay Gaari laga soo dhacay Qowmiyadda Oromadda,iyado kulan kadhacay Magaaladda Balanbale ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *