Wasiir Janan oo Nairobi loo duuliyeey & Baladxaawo oo laga tageeray (Daawo)

Wararka Daljir helayso ayaa sheegaya in Wasiir Cabdirashiid Janan oo doon ka soo raacay Magaaladda Muqdisho uu maanta tagay kismaayo,isago u sii gudbay Nairobi.

Qaar kamid ah shacabka gobalka Gedo siiba Baladxaawo ayaa dhigay Banaanbax lagu tageereyay Wasiir Janan,oo dowladda Somaaliya sheegtay inuu ka baxsaday Xabsiga.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com