HomeWararka

Wasiir Janan oo Nairobi loo duuliyeey & Baladxaawo oo laga tageeray (Daawo)

Wararka Daljir helayso ayaa sheegaya in Wasiir Cabdirashiid Janan oo doon ka soo raacay Magaaladda Muqdisho uu maanta tagay kismaayo,isago u sii gudbay Nairobi. Qaar kamid ah shacabka gobalka Gedo siiba Baladxaawo ayaa dhigay Banaanbax lagu tageereyay Wasiir Janan,oo dowladda Somaaliya sheegtay inuu ka baxsaday Xabsiga. Hoos ka daawo.

Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamuud Fantastic (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Wararka Daljir helayso ayaa sheegaya in Wasiir Cabdirashiid Janan oo doon ka soo raacay Magaaladda Muqdisho uu maanta tagay kismaayo,isago u sii gudbay Nairobi.

Qaar kamid ah shacabka gobalka Gedo siiba Baladxaawo ayaa dhigay Banaanbax lagu tageereyay Wasiir Janan,oo dowladda Somaaliya sheegtay inuu ka baxsaday Xabsiga.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: