Dowladda Federaalka oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur dillaaca xanuunka coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ka dilaacey 18 dal oo dunida ku kala yaal.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Wasaaradda Cafimaadka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com