Wasiir Jaamac Faarax oo la kulmay xulaalka kubadda Cagta Puntland (Sawiro)

Wasiir Jaamac Faarax oo la kulmay xulaalka kubadda Cagta Puntland (Sawiro)

WASIIRKA WASAARADDA SHAQADA SHAQAALAHA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE JAAMAC FAARAX MUUSE AYAA KULAN LA QAATAY MAAMULKA XULULKA GOBOLADA PUNTLAND | Kulankan oo ay ka qaybgaleen Maamulka Xulalka goboladda Bari, Nugaal, Sool, Sanaag, Haylaan, Mudug iyo Cayn kulankan oo looga hadlaayey sidii loo dhamays tiri lahaa tartanka 8aad ee ciyaaraha kubadda cagta Goboladda Puntland ayaa aad loogu gorfeeyey iyadoo Wasiirka uu tusay muhiimada ay leedahay in la dhamays tiro tartankan.

Kulankan ayaa waaxaa goob joog ahaa Lataliyaha madaxwaynaha arimaha ciyaaraha, gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda Cagta Soomaaliyaa, Agaasimaha waaxda ciyaaraha, gudoomiyaasha ciyaaraha Goboladda iyo madax ka tirsan xiriirka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com