Ururka daalibaan oo gudaha u galay Magaaladda Kaabul

Ururka daalibaan oo gudaha u galay Magaaladda Kaabul

Waxaa jira warar sheegaya in Ururka Taalibaan ay gudaha u gashay caasimadda Afhanistan.

Ururka Taalibaan ayaa horay u qarka u saaranaa inuu dib ula wareego gacan ku haynta waddanka Afgaanistaan, xilli magaalada caasimadda ah ee Kabul ay haatan tahay magaalada kaliya ee wayn ee ay dowladdu maamusho.

Qabshada Jalalabad iyadoon wax dagaal ah uusan ka dhicin ayaa waxa ay magaalada caasimadda ah ee Kabul ka dhigaysaa magaalada kaliya ee wayn ee ay weli dowladdu gacanta ku hayso.

Wixii ku soo kordha lasoco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com