Wasiir Jaamac Faarax oo la kulmay xulaalka kubadda Cagta Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Wasiir Jaamac Faarax oo la kulmay xulaalka kubadda Cagta Puntland (Sawiro)

WASIIRKA WASAARADDA SHAQADA SHAQAALAHA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE JAAMAC FAARAX MUUSE AYAA KULAN LA QAATAY MAAMULKA XULULKA GO

PUNTLAND OO WAR SAXAFEED SOO SAARTAY GO’AANKA QAAR ISIMADA PUNTLAND
Gumeysi Dadban iyo Qaadashada Lacagta Birta Itoobiya oo ka Bilaabatay Soomaaliya (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Puntland oo edeyeey Ururadda Kaah & Mideeye

WASIIRKA WASAARADDA SHAQADA SHAQAALAHA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE JAAMAC FAARAX MUUSE AYAA KULAN LA QAATAY MAAMULKA XULULKA GOBOLADA PUNTLAND | Kulankan oo ay ka qaybgaleen Maamulka Xulalka goboladda Bari, Nugaal, Sool, Sanaag, Haylaan, Mudug iyo Cayn kulankan oo looga hadlaayey sidii loo dhamays tiri lahaa tartanka 8aad ee ciyaaraha kubadda cagta Goboladda Puntland ayaa aad loogu gorfeeyey iyadoo Wasiirka uu tusay muhiimada ay leedahay in la dhamays tiro tartankan.

Kulankan ayaa waaxaa goob joog ahaa Lataliyaha madaxwaynaha arimaha ciyaaraha, gudoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda Cagta Soomaaliyaa, Agaasimaha waaxda ciyaaraha, gudoomiyaasha ciyaaraha Goboladda iyo madax ka tirsan xiriirka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: