Wasiir Cuuke & Isbitaalka Garoowe: “Isbitaal kii ka shaqaynayey uu leeyahay waa liitaa cidina imaan mayso” (dhegayso)

Wasiir Cuuke & Isbitaalka Garoowe: “Isbitaal kii ka shaqaynayey uu leeyahay waa liitaa cidina imaan mayso” (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu qabtay kulan looga xaajooday xaalada liidata ee cisbitaalka guud ee Garoowe. Warbixinta waxaa inoo haysa Xaawo Axmed, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0