Ducaysane oo baaq doorashooyinka Puntland ku saabsan u diray Isimada Puntland (dhegayso)

Ducaysane oo baaq doorashooyinka Puntland ku saabsan u diray Isimada Puntland (dhegayso)

Cabdirisaaq Maxamed Dirir “Ducaysane” oo mar soo ahaan jirey Agaasimihii Guud ee Hay’adda Ladagaalanka Burcad-badeedka Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay kaga codsaday Isimada dhaqanka Puntland in ay soo xulaan Baarlamaan tayo leh, doorshada 2019 ka dhici doonta Puntland.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com