Wasiir Cawad “Beesha Caalamka waxaan uga dignay sida ay u ilaalin lahaayeen madaxbanaanida dalka (daawo)

Wasiir Cawad “Beesha Caalamka waxaan uga dignay sida ay u ilaalin lahaayeen madaxbanaanida dalka (daawo)

Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay kulanka uu dalalka Beesha Caalamka ee ka howlgala xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho uu lasoo qaaday inay tixgeliyaan madaxbanaanida Soomaaliya oo aysan faragashan arrimaha gudaha ee dalka Soomaaliya.

Cawad, ayaa sheegay inuu jirin adduunka meel lagu aqoonsaday Somaliland inay dal tahay, oo ay kaliya u arkaan midnimada Soomaaliya inay muhiim tahay.

Wasiirka ayaa sheegay dhankooda inay diyaar u yihiin inay la fariistaan Somaliland oo ay isku dal iyo isku dad yihiin, kaliyana ay ka heshiiyaan wixii tabasho ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya' Somaliland inaga ayaa isku ah wixii naga dhaxeeyo inaga ayaa xalisanayna, caalamka yuusan soo farogelin qaranimadeena" (Daawo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya "Somaliland inaga ayaa isku dal ah wixii naga dhaxeeyo inaga ayaa xalisanayna, caalamka yuusan soo farogelin qaranimadeena" (Daawo)

Posted by Radio Daljir on Saturday, July 6, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com